Eritreya oo shuruud ku xirtay Xulka ku metelaya ciyaaraha dibeda si aysan u baxsanin

Xulka kubbadda cagta ee Eritrea ee aaday dalka Namibia si ay uga qayb galaan ciyaarta ka tirsan isreebreebka Koobka Adduunka ayaa meel laga dhigay rahan lacageed oo u dhiganta 7,000 oo doollar, si loogu cadaadiyo in ay dalka dib ugu laabtaan ciyaarta ka dib. Arrintan ayaa caadi ka ahayd oo la waydiin jiray ciyaartoyda gudaha … Continue reading Eritreya oo shuruud ku xirtay Xulka ku metelaya ciyaaraha dibeda si aysan u baxsanin